Darbi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld derbi.
Darbi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darbi ↴
adarbiciid | danaani | darbid | darbin | derbi | sarbi | sarbin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

