Dardaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.
Dardaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dardaran ↴
barbaran | berberan | berberan | dardarmid | dardarnaan | derderan | derderan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg