dardarsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Isku d.: qof gabow, naxdiin iwm awgood, wax la garan waayey noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dardarsan

dardarsamid [m.f.dh]
eeg dardarsan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg