Dardho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhaxan badan.
Dardho
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)Dhaxan aad u badan la gariirid (nafley).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dardho ↴
dardhasho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

