Dareen-xanuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-eemo ..., m.l)

(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo badanaa raaca lareemayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareen-xanuun


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg