darib
(m.dh)Hilibka geela intiisa baruurta leh. ld darab² (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darib ↴
darab [m.dh]
1. Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee quruxda loogu talagalay. 2. ld darib.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg