Dawaali
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:D. ...u: si toos ah, si aan gabbasho lahayn. Tus. “Waxaan doonayay dawaali ayuu u diiday”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawaali ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg