dawac
(m.l) (-cyo, m.dh)Dawacada keeda lab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawac ↴
haandawaco [m.dh]
Adaahi. adaahi
aargoonle [m.l]
Nooc dawacada ka mid ah, midab bey madow ah leh oo aad ariga u laysa.
booraandawaco [m.dh]
God dawaco.
dacawamadow [m.dh]
Nooc dawacada ka mid ah, midab ciiro ah leh, oo caws ku nool ah. ld dawacamadow.
dacawo [m.dh]
ld dawaco.
darandawaco [m.dh]
Nooc daranta ka mid ah oo aayan xooluhu jeclayn.
dawacamadow [m.dh]
ld dacawamadow.
dawaco [m.l] (-ooyin, m.l)
1. Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya. 2. Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo¹ (2).
dawo [m.dh]
ld daawo1. ld dawaco.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg