dawarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawarso ↴
dawarsasho [m.f.dh]
eeg dawarso. ld dawarsad, dawarsi, dewersad, dewersasho, dewersi.
dewerso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
ld dawarso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg