Dawdabi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Caano, biyo iwm si dhaqso leh u cabbid. 2. Hal si dhaqso leh u lisid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawdabi ↴
dawdabin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg