Dayradhaaf

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhaxantu bilaabato.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayradhaaf

gabaddano |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg