Deebaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Shiraac saddex gees ah intiisa hoose. 2. Xarig doonyaad isu haya farmaanka docdiisa midig iyo doonnida. ld deebaani (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deebaan ↴
deebaani |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg