Deeqsi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyaal/-iyo, m.dh)D. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deeqsi ↴
oo | deeqsii | deeqsiin | deeqsiis | deeqsinnimo | faxdi | filnaysii | gidir | kariim |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

