Degso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Wax meel kore saaran hoos uga qaadasho. 2. Sharci, xeer, iwm samaysasho. 3. Cunno meel ku jirta mid kale kaga ridasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degso ↴
degsasho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

