Delleg

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lgay, -legtay)

Qof dhaandhaan ka dhigid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga delleg

dellegan | dellegid | dellegnaan | dellegnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg