Dembaabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dembaabi

dambaabi | dambaabid | dambaabin | dambaabis | dambaabsiin | dembaabid | dembaabin | dembaabsii | dembaabsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg