dhaadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)1. Wax qoobka laga xiray ahaansho (neef). 2. Wax la tolay ahaansho (dheri, xeero, burjiko iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadan ↴
dhaadnaan [m.f.dh]
eeg dhaadan. ld dhaadnaansho.
gambalaali [m.l]
1. Qalalaase. 2. Damaa- shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- mays.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg