Dhaaddin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)Summad geela lagu dhigo oo ah xarriiq goobaaban oo dadban oo tagoogta lagu dhigo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaaddin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg