Dhaafdhaafi

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin. 2. Is dh.: wax isku dhafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaafdhaafi

dhaafdhaafid | dhaafdhaafin | dhaafdhaafsan | isdhaafdhaafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg