dhaaryid
(m.f.dh)

eeg dhaari². ld dhaarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaaryid

dhaarin [m.dh]
eeg dhaari³. ld dhaaryid.

garaac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. Dhaaryid. 3. Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg