Dhabaalee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)1. Dhabaale ku dhufasho. 2. Gubaabin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabaalee ↴
dhabaalayn | suuldhabaalee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg