dhababan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Meel duleesha wax la dhababay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhababan

dhababnaan [m.f.dh]
eeg dhababan. ld dhababnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg