Dhabar-garaac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xoog kula bixidda gabar la guursanayo. ld duud-garaac¹.


Dhabar-garaac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duud-garaac².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabar-garaac

dhabar-garaacasho | dhabar-garaacid | dhabar-garaaco | duud-garaac | duud-garaac | duud-garaacasho | duud-garaacid | duud-garaaco |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg