Dhabas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Koore duug ah.
Dhabas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)Wadaan aad u dhammaatay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabas ↴
baysadhabasho | cagadhabasho | dhabad | dhabasho | dhegadhabasho | doogdhabasho | fooldhabasho | gelmidhabasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg