Dhabbaco

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)

Dhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabbaco

dhabbacasho | dhambacaadso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg