Dhabbaggal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Waddada geelu ku arooro. 2. ld dhabbaggelid.


Dhabbaggal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

U dh.: arrin u kuur gelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabbaggal

dhabbaggelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg