Dhabiiltan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Si dhab ah oo loo xisaabtamo. ld dhabiiltamid.


Dhabiiltan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Si dhab ah u xisaabtamid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabiiltan

dhabiiltamid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg