Dhabxanag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dahaarka jilicsan ee hoos kaga dheggan qalka sare ee afka. ld dhanxalag, dhanxanag, dhanxarag.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabxanag

udo | dalqoholac | dhanxalag | dhanxanag | dhanxarag |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg