dhacadiidso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Dacdiid u seexasho. ld dhacdiidso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacadiidso

dhacadiidsasho [m.f.dh]
eeg dhacadiidso. ld dhacadiidsad, dhacadiidsi, dhacdiidsad.

dhacdiidso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld dhacadiidso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg