dhaclee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)ld dhaaclee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaclee ↴
dhaaclaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Xarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.
dhaaclee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
gebidhaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhici.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg