dhacmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Ood xaro xoolaad afka ka saarid. 2. Ood weyn, cufan, xero ku adkayn. ld dhacami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacmi

dhacami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dhacmi.

dhacamin [m.dh]
ld dhacmin.

dhacamis [m.l]
ld dhacmin.

dhacmid [m.f.dh]
eeg dhacan².

dhacmin [m.f.dh]
eeg dhacmi. ld dhacamin, dhacamis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg