dhacnaan
(m.f.dh)eeg dhacan³. ld dhacnaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacnaan ↴
dhacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhacnaan.
qaldhacnaan [m.dh]
ld qallacnaan.
qaldhacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qallacnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg