Dhacsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Biyo iwm wax heerkay joogeen hoos uga dhacay ahaansho. 2. Daawo, fiiso, iwm wax waqtigii loogu talaggalay dhaafay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacsan

dhacsanaan | dhacsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg