dhadaambi
(m.l)ld dhadaambiyid.
dhadaambi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Hor iyo gadaal u socosho. ld dharaambi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhadaambi ↴
dhadaambiyid [m.f.dh]
eeg dhadaambi². ld dhadaambi¹, dharaambi¹, dharaambiyid.
dharaambi [m.l]
ld dhadaambiyid.
dharaambi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
ld dhadaambi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg