Dhadhaab-habe
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)(jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggolaada, tusaale biyaha roobka, inay dhex galaan dabadeedna ka dhex dusaan; tusaale fiican waxaa u ah dhadhaabaha noocaan ah dhagax la yiraahdo dhagax bataax.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhaab-habe ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

