Dhadhami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax dhadhankooda hubin. ld dhadhemi, dhandhami, dhandhemi, dhedhemi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhami

bismillee | dhadhamid | dhadhamin | dhadhamis | dhadhemi | dhadhemid | dhadhemin | dhadhemis | dhandhami |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg