Dhadhanso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Wax dhadhankooda macaansasho. ld dhadhenso, dhandhanso, dhandhenso, dhedhenso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhanso ↴
dhadhansasho | dhadhenso | dhandhanso | dhandhenso | dhedhenso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg