dhagarqabe
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)

Qof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagarqabe

dhagarlow [m.l]
ld dhagarqabe.

dhagarre [m.l]
ld dhagarqabe.

dhagarrow [m.l]
ld dhagarqabe.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg