Dhajis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Mas gaboobay. 2. Cudur caloosha ku dhaca oo mantag badan leh oo la aaminsanyahay inuu ka dhashay ilayn qof la ileeyay. 3. ld dhajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhajis

dhajin | dhajisgoyn | dhejin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg