Dhakhso-horsiimo-kowaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Falgalka dhakhsihiisu saamigal ku yahay ribnaanta mid ka mid ah walxaha falgalayaasha ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhakhso-horsiimo-kowaad


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg