dhakool
(m.l)1. Qof, wax meel cidla'ah taagan ama ka dhisan. 2. ld dhakoolid.
dhakool
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oolay, -ooshay)Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakool ↴
dhakoolid [m.f.dh]
eeg dhakool². ld dhakool¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg