dhalaandhuux
(m.l)(bot.) Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalaandhuux ↴
dhallaandhuux [m.l]
ld dhalaandhuux.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg