Dhalanrogan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Wax la dhalanrogay noqosho.


Dhalanrogan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Wax la dhalanrogay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalanrogan

dhalanrogmid | dhalanrognaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg