Dhallaanciil

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Muddo sannad ka yar oo qof da'diisa lagu tirsho. ld dhallinciil.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhallaanciil

dhallinciil |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg