Dhalow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qof aad u da'weyn oo carruuroobay.


Dhalow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalow

afdhalow | dhaloobid | horudhalow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg