Dhamaajo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhamaajo

dhamaajee | dhammaajo | dhamoog | dhamoojo | dhamooq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg