dhambaalwale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)ld dhambaalside.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambaalwale ↴
dhambaalside [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof u qaybsan qaadidda dhambaallada, Taararka. ld dhambaalwade, dhambaalwale.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg