dhambacaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid dhambacaad u jiifin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambacaadi

dhambacaad [m.l]
ld dhambacaadid.

dhambacaadid [m.f.dh]
eeg dhambacaad². ld dhambacaad¹, dhambacaadis².

dhambacaadin [m.f.dh]
eeg dhambacaadi. ld dhambacaadis¹.

dhambacaadis [m.l]
ld dhambacaadin.

dhambacaadis [m.dh]
ld dhambacaadid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg