dhambalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la dhambalay noqosho.

dhambalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la dhambalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambalan

dhambalmid [m.f.dh]
eeg dhambalan¹.

dhambalnaan [m.f.dh]
eeg dhambalan². ld dhambalnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg