Dhammaanjo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed-gaab dhulka ku faalala xididkiisana laga dhigto cabagta lagu baalo gammuunka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhammaanjo

loox-dhammaanjo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg